Sign in to follow this  
Deeq A.

Ammaanka Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta si aad ah loo adkeeyey amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi.

Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu arkayaa waddooyinka iyo xaafadaha magaaladaasi, iyaga oo wada howlgallo amni xaqiijin ah.

Sidoo kale ciidamada ayaa su’aalo iyo aqoonsi weydiinaya dadka, sida ay inoo sheegeen ilo deegaanka ah.

Dhowaan ayaa la filayaa in doorashada guddoonka baarlamaanka iyo mida madaxweynaha Galmudug lagu qabto magaalada Dhuusamareeb ee G/Galgaduud.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this