Sign in to follow this  
Deeq A.

War Degdeg Ah: Tifaftiraha Horn Cable Oo La Xukumay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Suxufi Cabdiqaadir Cismaan Casayr(Coday) oo ah tifatiraha Horn Cable TV ayaa saaka maxkamaddu ku xukuntay 1 sanno oo xadhig ah iyo 3 Milyan Somaliland Shilin oo ganaax lacageeda. Cabdiqaadir oo kiiskiisu ka socday maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ilaa Bishii November ayaa saaka laga gaadhay go’aan kama dambays ah.

cod.png

Xadhiggiisa ayaa yimid markii telefishanka Horn Cable baahiyay warqad shirkadda diyaaradaha ee Fly Dubai kaga cabanayso diyaaradeeda oo ku degi kari wayday madaarka Hargeysa iyo waraysi telefishanku la yeeshay Suldaan Wabar oo jabhad ka abuurayay duleedka gobolka Awdal.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this