Sign in to follow this  
Deeq A.

Isxilqaan oo lagu dhisay waddooyin muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maamulka Howlwadaag ee gobolka Banaadir, Mudane Mustaf Cali Khayre ayaa maanta ka warbixiyey dib u dhis ballaaran oo ka socda gudaha degmadaasi.

Mustaf Cali Khayre ayaa sheegay in illaa saddex waddo oo muhiim ah lagu dhisay barnaamijka Isxilqaan ee uu horay ugu dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho inayka qeyb qaataan horumarka iyo dhiska ka socda dalka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Cod-1-jaamac.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this