Sign in to follow this  
Deeq A.

C/naasir Beyle oo ka hadlay dhismaha Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha guddiga farsamada ee maamul u dhisida Galmudug oo la hadlay Shabelle ayaa ka faah faahin dadaallada ay haatan ka wadaan magaalada Dhuusamareeb.

Cabdinaasir Beyle oo guddoomiye u ah guddigaas ayaa sheegay in qorshaha dhismaha dowlad goboleedka Galmudug uu marayo meel wanaagsan, islamarkaana si cadaalad lagu soo xulay xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulkaasi, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in kuwa haray sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo xuli doono, si loo guda galo howlaha kale ee doorashada.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Jaamac.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this