Deeq A. Posted January 11, 2020 Wararka naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaya in kulamadii ugu dambeeyey ay ka socdaan degmooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo ee gobollada Galgaduud iyo Mudug. Kulamada oo aha kuwa xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka ee maamulka Galmudug oo hadda maraya meel gabagabo ah. Shalay ayaa lagu dhawaaqay inta badan xildhibaanada labaad ee maamulkaasi, kuwaas oo dooran doono madaxweynaha cusub. Wariyaha Idaacadda Shabelle, Cali Xasan Barqadle (Cali Gaab) ayaaka warbixiyey wararkii ugu dambeeyey ee shirarkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Wareysi-Cali-Gaab-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites