Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulamo xasaasi ah oo ka socda Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaya in kulamadii ugu dambeeyey ay ka socdaan degmooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo ee gobollada Galgaduud iyo Mudug.

Kulamada oo aha kuwa xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka ee maamulka Galmudug oo hadda maraya meel gabagabo ah.

Shalay ayaa lagu dhawaaqay inta badan xildhibaanada labaad ee maamulkaasi, kuwaas oo dooran doono madaxweynaha cusub.

Wariyaha Idaacadda Shabelle, Cali Xasan Barqadle (Cali Gaab) ayaaka warbixiyey wararkii ugu dambeeyey ee shirarkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Wareysi-Cali-Gaab-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this