Deeq A. Posted January 10, 2020 Asmara (SMN) – Madexwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Dalka Eritrea isagoo uu halkaasi ku soo dhaweeyay Madexwaynaha wadankaasi Isaias Afwerki,. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka labada Dal iyo qaabkii loo hormarin lahaa iskaashiga iyo isu soo dhawaanshaha Wadamada Geeska Afrika. Hoos ka daawo sawirada View the full article Share this post Link to post Share on other sites