Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Asmara

Recommended Posts

Deeq A.   

Asmara (SMN) – Madexwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Dalka Eritrea isagoo uu halkaasi ku soo dhaweeyay Madexwaynaha wadankaasi Isaias Afwerki,.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka labada Dal iyo qaabkii loo hormarin lahaa iskaashiga iyo isu soo dhawaanshaha Wadamada Geeska Afrika.

Hoos ka daawo sawirada

Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this