Deeq A. Posted January 10, 2020 Gedo (SMN) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo horleh oo milatari waxay ka dejisay degaano ka tirsan gobolka Gedo. Sidda ay wararku sheegayaan ciidamaddan ayaa waxaa halkaas lagu geeyay diyaarad gaar ah oo ka qaadey magaaladda Muqdisho. Ma cadda sababta ka dambeysa arrintaan. Saraakiisha ayaa ku sheegay in ay qayb ka noqon doonan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo xorreynta degaano badan. Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilooyinkii lasoo dhaafay waxay ku howlanayd sidii ay u dhaqan-gelin lahayd qorsheyaasheeda dhanka ammaanka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites