Sign in to follow this  
Deeq A.

J/land oo baaq kasoo saartay xiriirka DF & maamulada

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe, ayaa wuxuu soo jeediyay in hadal laga gaaro xiriirka liita ee dowladda iyo maamulada.

Axmed Madoobe ayaa si gaar ah walaac wuxuu uga muujiyey wadashaqayn la’aanta xukuumadda iyo dowlad goboleedyadda.

Tani ayuu tilmaamay in ay saameyn ku yeelatay amniga iyo arrimaha doorashooyinka ee sanadka dambe 2020-ka.

Hadalkan ayuu Axmed Madoobe ka sheegay shirka golaha wasiiradda Jubaland oo shalay ka dhacay magaaladda Kismaayo.

Dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyadda ayaa waxaa nan ka dhaxeynin xiriir wanaagsan, waxaana la digayaa inay sii jirto.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this