Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday Qorshe Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Daboolka Ka Qaaday Qorshe Cusub.

Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ay sannadka ay ka bilaabayso mashruuca horumarineed ee JPLG-ga loo yaqaano degmooyinka Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynaba.

Xukuumadda ayaa iyadu keligeed maalgelinaysa barnaamijka saddexdan degmo oo lama kaashanayso hay’addihii hore qaybta uga ahaa barnaamijkan.

Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin, ayaa shaaciyay warkan.

Dhawaan ayaa baraha bulshada si weyn loogu canbaareeyay in degmooyinkaasi ka maqnaadaan barnaamijka horumarinta dawladaha Hoose iyo adeegooda ee JPLG

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this