Sign in to follow this  
Deeq A.

Faysal Cali Waraabe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa, Arrimo Xasaasi Ah Oo Uu Ka Hadlay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaarka Hargeysa waxaa saaka si weyn loogu soo dhaweynayaa Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

Taageerayaasha xisbiyada UCID iyo Waddani ayaa hormuud ka ah soo dhaweyntan Dhoolatuska Ah ee loo sameeyay guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Soo Dhaweyntan xamaasada leh ee saaka Faysal Cali Waraabe loo sameynaayo ayaa ka danbeysay kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in qoyska madaxweyne Biixi Dacwad ka Gudbiyeen Gudoomiye Faysal, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this