Deeq A. Posted January 9, 2020 Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Golaha shacbka, Maxamed Mursal Cabdiraxman ayaa qaabiley Safiirka Sweden ee u fadhiya dalla, Staffan Tillander. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadley arimaha Dooroshooyinka 2020-2021 ee la filayo in waddanka ay ka dhacadaan. Mursal ayaa u sheegay danjiraha in ay ka go’an tahay qabsoomida doorashooyinka, iyaddoo ana muddo kororsi ah dhicin. Diblumaasiga ayaa dhankiisa ku bogaadiyey gudoonka labadda aqal meelmarinta sharciga doorashooyinka oo muhiim u ah coddeynta mustaqbalka dhaceysa. View the full article Share this post Link to post Share on other sites