Deeq A. Posted January 9, 2020 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo soo saaray qoraal cusub ayaa sheegay inuu difaacayo sharciga iyo danaha dowlad goboleedka. Xaaf waxaa uu ku eedeeyey Madaxda Dowladda Federaalka iney wadaan boob iyo dhac isla markaana ay awood adeegsanayaan. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites