Deeq A. Posted January 9, 2020 Dhuusamareeb (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa dib ugu soo laabtey magaaladda Muqdisho. Khayre ayaa socdaal ugu ambababxay Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu u soo afjaro muran ka taganaa doorashada. Wasiirka koowaad ee xukuumadda federaalka ah ayaa waxaa ku guuleystay in uu dhameeyo tabashooyinka horey u jiray. Xukuumadda Soomaaliya ayaa dedaal badan ku bixineysa dhismaha Galmudugta labaad oo heer gabagabo ah mareysa waqti xaadirkan. View the full article Share this post Link to post Share on other sites