Deeq A. Posted January 8, 2020 Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 08 01 2020 waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaaa uu Ajanduhu yahay Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo Dhawrka. Sharcigaan ayaa waxaa soo diyaariyey Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ayaana sheegay in sharcigan muhiimad gaar ah u leeyahay Soomaaliya. View the full article Share this post Link to post Share on other sites