Sign in to follow this  
Deeq A.

Iran oo Hawlgal Ka Fulisay Xeebta Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dalka Iran, weliba qeybta ladagaalanka burcad badeedka ay hawlgal ay ka sameeyeen xeebta Soomaaliya ku badbaadiyeen ilaa 13 u dhashay dalka Hindiya.

Kooxda Hindida oo saarnaa doon alwaax ayaa waxaa arkay ciidanka Iran oo roondo ahaa kadibna waxaa ay ku wareejiyeen helicopter kuwa ciidamada badda ah oo laga lahaa Hindiya.

xeeb.gif

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this