Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Tayo Dhawrka

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankiisi caadiga ahaa ku yeelanaya xaruntiisa magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta ee mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa ku saabsan Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo Dhawrka ee dalka.

Hindisaha Sharcigaasi  ayaa waxaa soo diyaariyey Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana wasaaraddu sheegtay in sharcigan muhiimad gaar ah u leeyahay Ganacsiga Waddanka.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Tayo Dhawrka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this