Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska Booliska Gobolka Bari oo amaro culus soo saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud taliyaha qeybta Booliska gobolka ee maamulka Puntland oo la hadlay warbaahinta ayaa amaro dul-dhigay wadayaasha gaadiidka, gaar ahaan kuwa Takaasida ee ka howlgalada gudaha magaalada Boosaaso.

Taliyaha ayaa sheegay in darawalladu aysan qaadin karin qof aynan ogeyn halka uu ku socdo iyo waxa uu yahay intaba.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in looga baahan yahay inay cidkasto oo ay ka shakiyaan ku soo wargaliyaan laamaha ammaanka ee magaaladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/lll.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this