Deeq A. Posted January 7, 2020 Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee BFS, Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa sheegay in tirakoob sax ah lagu sameeyey dhammaan ciidanka Xoogga, kaas oo loo adeegsay qaab casri ah. Cabdullaahi Colaad Rooble oo wareysi siiyey Shabelle ayaa sheegay inay haatan si joogta ah ciidamadu u qaataan mushaarkooda, weliba uu ugu soo dhoco Akoonadooda. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in mushaaraadka ciidamada wax laga bedalay, misana la kordhiyey, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/wasiir-ku-xigeenka-Wasaarda-Gaashaandhigga-Copy.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites