Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalxa oo sheegay in la musuq-maasuqay gargaarkii Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee BFS ayaa eedeyn u jeediyey maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Dalxa oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in la musuq-maasuqay gargaarkii loogu talagalay dadka ay saameeyeen fatahaaduhu.

Sidoo kale wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay in la boobo deeq loogu talagalay dad dan yar ah, isagoo ku baaqay in wax laga weydiiyo mas’uuliyiinta degmada Afgooye.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

120328_039lxa

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this