Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo bilowday qorshe lagula dagaalamayo Ayaxa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda beeraha Galmudug oo kaashaneysa mida dowladda federaalka ayaa maanta qorshe lagula dagaalamayo Ayaxa ka bilowday gobolka Galgaduud.

Mas’uuliyiin iyo xirfadleyaan si gaar ah loo tababaray ayaa ka qeyb qaadanayo dagaalka ka dhanka ah AyaxA, kaas oo ka socda deegaano hoos yimaada Dhuusamareeb.

Wariyaha Idaacadda Shabelle, Cali Xasan Barqadle (Cali Gaab) ayaa warbixin gaar ah inooga diyaariyey.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/daa.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this