Deeq A. Posted January 6, 2020 Wasaaradda beeraha Galmudug oo kaashaneysa mida dowladda federaalka ayaa maanta qorshe lagula dagaalamayo Ayaxa ka bilowday gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiin iyo xirfadleyaan si gaar ah loo tababaray ayaa ka qeyb qaadanayo dagaalka ka dhanka ah AyaxA, kaas oo ka socda deegaano hoos yimaada Dhuusamareeb. Wariyaha Idaacadda Shabelle, Cali Xasan Barqadle (Cali Gaab) ayaa warbixin gaar ah inooga diyaariyey. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/daa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites