Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Cidda Shacabka Boobtay Hantidoodii Ayaa Mudan In Maxkamad La Saaro Haddii Sharci Shaqeynayo…” Afhayeenka Xisbiga WADDANI Oo U Jawaabay Maayir Soltelco

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka xisbiga WADDANI Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka jawaabay dacwadda Maayar Soltelco sheegay in uu ka gudbinayo siyaasiyiin uu ka mid yahay waxaanu sheegay in uu yahay qof Shicib ah maaddaama uu muddo xileedkiisu dhammaaday horaantii sanadkii hore.

”Soltelco waa qof shicib ah maanta laga billaabo, ma haysto sharciyaddii uu Maayir ku sheegan lahaa. Cidda shacabka boobtay hantidoodii ayaa mudan in Maxkamad la saaro haddii sharci shaqeynayo,” Sidaas ayuu yidhi Afhayeen Barkhad

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this