Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabasho xoogan oo weli ka jirta dhismaha Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa weli cabasho xoogan ka soo yeereysaa beelaha qaar ee Galmudug, taas oo ku aadan saami qeybsiga maamulkaasi.

Qaar ka mid ah waxgaradka degmada Caabudwaaq oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inay cabasho ka yihiin, sida ay hadda wax ku socdaan.

Sidoo kale waxa ay fariin u direen dowladda dhexe, gaar ahaan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo haatan ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Galmudug ayaa muddo dheer ku jirta is jiid jiid siyaasadeed oo ka dhashay sida loo wajahayo dhismaha maamul loo dhan yahay oo ay yeeshaan Galgaduud iyo Mudug.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this