Deeq A. Posted January 4, 2020 Wararka naga soo gaaraya Baay ayaa sheegaya in dhibaato ba’an uu ku hayo beeraleyda gobolkaasi Ayax ku habsaday halkaasi. Cabdishukri Macalin Ibraahim oo ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa Shabelle u sheegay inay u baahan yihiin gurmad deg deg ah. Sidoo kale wuxuu ka dalbaday dowladda Soomaaliya inay ka taageerto, sidii loola dagaalami lahaa Ayaxaasi. Halkan hoose ka dhageysto Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/AAA.mp3 aYAX View the full article Share this post Link to post Share on other sites