Sign in to follow this  
Deeq A.

Ayax ku habsaday Baay oo dhibaato ku hayo gobolkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Baay ayaa sheegaya in dhibaato ba’an uu ku hayo beeraleyda gobolkaasi Ayax ku habsaday halkaasi.

Cabdishukri Macalin Ibraahim oo ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa Shabelle u sheegay inay u baahan yihiin gurmad deg deg ah.

Sidoo kale wuxuu ka dalbaday dowladda Soomaaliya inay ka taageerto, sidii loola dagaalami lahaa Ayaxaasi.

Halkan hoose ka dhageysto Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/AAA.mp3

aYAX

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this