Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo guda-galaya ajendayaal dhowr ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda  caadiga ah ee magaalada Muqdisho kaga kaga hadli doona qodobo dhowr ah oo horyaalla golahaasi.

Kulanka manta ayaa looga  hadlayaa qodobada kala ah

  1. U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan.
  2. Akhrinta 3-aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku howlanaa dardar gelinta sharciyada horumarinta u leh dalka iyo la xisaabtanka hay’addaha kala duwan ee dowladda 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this