Deeq A. Posted January 4, 2020 Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa maanta guddi doorasho oo cusub ku dhawaaqay, kaas oo ka kooban illaa 11 xubnood. Guddigaan ayaa noqonaya kii labaad, iyadoona horay dowladdu guddi farsamo oo ka shaqeeya doorashada maamulkaas u magacowday, kaas oo hadda wada dhismihii ugu dambeeyey maamul loo dhan yahay oo ay yeeshaan beelaha dega Galgaduud iyo Mudug. Halkan hoose ka akhriso: xaa View the full article Share this post Link to post Share on other sites