Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay guddi doorasho oo cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa maanta guddi doorasho oo cusub ku dhawaaqay, kaas oo ka kooban illaa 11 xubnood.

Guddigaan ayaa noqonaya kii labaad, iyadoona horay dowladdu guddi farsamo oo ka shaqeeya doorashada maamulkaas u magacowday, kaas oo hadda wada dhismihii ugu dambeeyey maamul loo dhan yahay oo ay yeeshaan beelaha dega Galgaduud iyo Mudug.

Halkan hoose ka akhriso:

81908043_860838130998933_8323475636999946240_o-239x300xaa

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this