Deeq A. Posted January 3, 2020 Muqdisho (SMN) – Ciidamadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq ciidan kawada qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha ayaa tilmaamay in howlgaladda ay si gaar ah uga socdaan duleedka degaano la tuhunsan yahay in ay Al-Shabaab gacanta ku hayso. Wallow ay diideen in ay bixiyaan macluumaad intaan ka badan, mas’uuliyiinta ayaa ku adkeystay in ay gulufka ay sii wadi doonan. Horaantii, todobaadkan ayay ahayd markii ciidamadda dowladda Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku haynta dhowr tuulo oo Al-Shabaab ay haysatay. View the full article Share this post Link to post Share on other sites