Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka DF oo howlgalo kawada Shabeelaha Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ciidamadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq ciidan kawada qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha ayaa tilmaamay in howlgaladda ay si gaar ah uga socdaan duleedka degaano la tuhunsan yahay in ay Al-Shabaab gacanta ku hayso.

Wallow ay diideen in ay bixiyaan macluumaad intaan ka badan, mas’uuliyiinta ayaa ku adkeystay in ay gulufka ay sii wadi doonan.

Horaantii, todobaadkan ayay ahayd markii ciidamadda dowladda Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku haynta dhowr tuulo oo Al-Shabaab ay haysatay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this