Deeq A. Posted January 3, 2020 Gaalkacyo (SMN) – Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] ayaa wakiilnimadda kala noqday dowladda Soomaaliya. Hadalka Xaaf ayaa kusoo beegamaya xili uu shalay gaarey Gaalkacyo lana kulmay qaybo kamid ah bulshadda ku dhaqan xarunta gobolka Mudug. Hoos ka akhriso qoraalka Xaaf View the full article Share this post Link to post Share on other sites