Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka oo ka hor yimid Magacaabis uu sameeyay wasiir Maareeye

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa dib ugu celiyey Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Agaasimayaal uu Magacaabey.

Wasiirka ayaa horey xilka uga qaaday lix agaasime, waxaana warqad kasoo baxday Guddiga ay ku sheegeen in Guddiga dallaacada ee Wasaaradda aanay u dhameyn tirada (kooramka), go’aan ka qaadan kartay sida uu qabo sharciga Shaqaalaha.

Sidoo kale Qoraalka Guddiga ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in dib loo eego nidaamka xilka qaadista iyo Magacaabista.

Guddiga.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this