Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo muddo 5 Bilood ah tababar uga socday xerada Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland ee 54-aad.

Madaxweyne Deni ayaa bogaadiyey dhoolatus ay Ciidamada la tababaray soo bandhigeen, wuxuuna sheegay in tayeynta Ciidamada iyo inay helaan Mushaharaadkooda si joogto ah ay tahay waxyaabihii ay ku guuleysatay Dowladdu sanadka hadda dhammaaday.

Waa qeybtii saddexaad ee Ciidamada Birmadka oo tababar loo soo xiro, Madaxweynaha ayaana dhammaadkii kulanka kula dardaarmay Ciidamada la tababaray in ay noqdaan kuwo sida ay tahay u guta waajibaadka saaran.

  • 1.jpg?w=1000&ssl=1
  • 2.jpg?w=1000&ssl=1
  • 3.jpg?w=1000&ssl=1
  • 4.jpg?w=1000&ssl=1
  • 5.jpg?w=1000&ssl=1
  • 6.jpg?w=1000&ssl=1
  • 7.jpg?w=1000&ssl=1
  • 8.jpg?w=1000&ssl=1
  • 9.jpg?w=1000&ssl=1
  • 10.jpg?w=1000&ssl=1
  • 11.jpg?w=1000&ssl=1
  • 12.jpg?w=1000&ssl=1
  • 13.jpg?w=1000&ssl=1
  • 14.jpg?w=1000&ssl=1
  • 15.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo Tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this