Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Dhismaha xarunta Warta Nabadda oo la dhagax dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada oo 14-kii bishii May ee sanadkii hore qarax lagu burburiyey.

Guddomiyaha ayaa sheegay in xaruntan loo dhisi doono qaab casri ah, si dib bulshada ay ugu shaqeeyso.

Sidoo kale Cumar Filish ayaa tilmamay in mamulka gobolka Banaadir uu diyaar u yahay inuu dhiso xarumaha muhiimka u ah bulshadda.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

80954254_2458808014357943_28631480785279 80989758_2458808321024579_11154619766721 81021283_2458807514357993_12466070550038 81029016_2458808191024592_17202152419224 81198172_2458808387691239_69797032662757

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this