Sign in to follow this  
Deeq A.

Dacwadii Faysal Cali Waraabe Oo La Sheegay In Loo Gudbiyay Maxkamadda Gobalka Maroodi-jeex

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay si rasmi ah loogu gudbiyay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Xubno ka tirsan xisbiga UCID ayaa sidaas xaqiijiyay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this