Deeq A. Posted December 31, 2019 Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah oo ay yeesheen waxaa ay maanta ku ansixyeen miisaaniyadda 2020. Kulanka waxaa joogay guddoonka labada aqal oo markii ugu horeysay ka shaqeeyey iney dhacdo in si wadajir ah loo meelmariyo miisaaniyadda. Codeyntii dhacday waxaa ogolaaday ilaa 188 xildhibaan, hal xildhibaan ayaa diiday, waxaana ka aamusay labo xildhibaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites