Deeq A. Posted December 31, 2019 Fanaanka Maxamed Siciid Bk ayaa Ummadda Soomaaliyeed Raali-galin ka siiyey hadal gaf ah oo ka dhacay, xilli uu ka hadlayey xaflad uu uga qayb galay London. Bk ayaa sheegay in fanka iyo siyaasada ay iskaaga dhex milmeen muddooyinkii ugu dambeeyey, hase’ahaate wuxuu ballan qaaday in uu kala saari doono. Sidoo kale fanaankan ayaa tilmaamay in uu safarkiisa ugu horreeyo ku imaan doono Muqdisho, si uu waqti ula qaato taageerayaashiisa ku dhaqan Caasimadda. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Soofe-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites