Sign in to follow this  
Deeq A.

Fiqi oo wax lala yaabo ku tilmaamay qoraalkii NISA

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warkii ka soo baxay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qarankaa ee NISA, kaas oo ku aadanaa in qarixii isgoyska Ex-Control uu ka dambeeyey dal shisheeye.

Fiqi ayaa tilmaamay inuu la yaabay in 48 saac kadib NISA ku dhawaaqdo hadalkaasi, iyadoo aan fah faahin ka bixin.

Sidoo kale wuxuu sheegay in taliyaha Booliska, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxda kale ee dowladda ay qaraxaasi horay ugu eedeeyeen Al-Shabaab.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Faadumo-Wiilo.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this