Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-shabaab oo sheegatay Qaraxii lagu hoobtay ee Ex Kantarool Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegtay Qaraxii lagu hoobtay ee maalin ka hor ka dhacay Isgoyska Ex-Kantarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Af-hayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa sheegay weerarkaasi ay la beegsadeen kolonyo ay la socdeen Ajaaniib Turkish ah iyo ciidadamo Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu qiray in qaraxaasi xooggan uu khasaaare ballaaran ka soo gaaray shacabka magaalada Muqdisho.

Faahfaahinta kala soco Puntland Post

The post Al-shabaab oo sheegatay Qaraxii lagu hoobtay ee Ex Kantarool Afgooye appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this