Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoys aasay Meyd ay ku qaldeen gabadhooda oo nool

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa weli taagan jahwareer xoogan oo ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ee Sabtidii ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Qoysas badan ayaa waayey dad ehelkooda ah oo waxyeelo ay ka soo gaartay weerarkaasi, kaas oo ka mid noqday kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Caasimadda.

Dhacdooyinka la yaab ka leh ee la soo wariyey waxaa ka mid ah qoys aasay Meyd ay ku qaldeen gabadhooda oo nool, balse uu dhaawac ka soo gaaray qarixii Ex-Control.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/warbiixn.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this