Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Golaha aqalka sare oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay aqrinta 2-aad ku mariyeen wax ka bedalka hindise sharciyeedka xeerka Saxaafadda.

Kulankaan oo ahaa kii 23-aad ee kalfadhig 6-aad ee golaha ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaraddaasi.

Waxaa kulanka shir gudoomiyey, Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah Senatarada oo kulanka ka hadlay ayaa soo jeediyey in qodobada qaar wax lagu daro kuwa kalena lagu sameeyo wax ka bedal.

Hindise sharciyeedkaan ayaa waxaa horay loo soo marsiiyey golaha shacabka Soomaaliya oo markale ansixiyey, kadib markii xeerkaan lagu sameeyey wax ka bedal.

Halkan hoose ka daawo Sawirro:

82035182_2621308281323037_70964593580572672_n 80742648_2621307941323071_2396529461257306112_n 80772339_2621308067989725_3747662632832729088_n 80852497_2621307851323080_1688571662347272192_n 81721233_2621308781322987_4960336169138126848_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this