Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo shaacisay in weerarkii Ex-Control lagu waayey 20 qof

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga gurmad Qaran ee oo dhowaan la magacaabay, kadib qarixii Ex-Kontrol Afgooye ayaa faah faahin guud ka bixiyey dhacdadaasi.

Xubin ka tirsan guddiga, gaar ahaan kooxda qaabilsan xog uruurinta ayaa sheegay in musiibadaasi lagu waayey illaa 20 qof oo isugu jira caruur iyo dad waa weyn.

Qarixii Ex-Control oo ismiidamin ahaa ayaa ka mid noqday kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Muqdisho, tan iyo sabadkii 2011-kii.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-Cadaani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this