Deeq A. Posted December 30, 2019 Guddiga gurmad Qaran ee oo dhowaan la magacaabay, kadib qarixii Ex-Kontrol Afgooye ayaa faah faahin guud ka bixiyey dhacdadaasi. Xubin ka tirsan guddiga, gaar ahaan kooxda qaabilsan xog uruurinta ayaa sheegay in musiibadaasi lagu waayey illaa 20 qof oo isugu jira caruur iyo dad waa weyn. Qarixii Ex-Control oo ismiidamin ahaa ayaa ka mid noqday kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Muqdisho, tan iyo sabadkii 2011-kii. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-Cadaani.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites