Sign in to follow this  
Deeq A.

Ma Run Baa In Qoyska Madaxweyne Biixi Ay Cabasho Ka Dhan Ah Faysal Cali Waraabe U Gudbiyeen Hay’adaha Sharciga?

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eeddo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe dhawaan u jeediyay oo nuxurkoodu ahaa in Madaxweyne Biixi uu dalkii ka dhigay ganacsi qoyskiisu leeyahay oo kale.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this