Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga oo gar gaar deg deg ah u soo dirtay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dawladda Turkiga ayaa gargaar deg deg ah u soo dirtay Soomaaliya, kadib dadkii Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Diyaarad millatariga dalkaasi leeyahay ayaa goordhaweyd oo maanta ah ka soo duushay magaalada Kayseri, iyada oo sida gar gaar deg deg ah oo loogu talagalay dadka waxyeelada soo gaartay.

War ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in magaalada Kayseri ay ka duushay diyaarad ay leeyihiin ciidanka Turkiga taasi oo sida gargaar lagu caawinayo dadkii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay qaraxii maanta ee Ex-Control Afgooye.

FB_IMG_1577555205998-1-820x1024.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this