Sign in to follow this  
Deeq A.

R/W Khayre oo dib u dhigay safarkiisii Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib u dhigay socdaal uu ka tegi lahaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Sababta dib loogu dhigay safarkaan ayaa waxaa lagu sheegay inay la xariirto qaraxii ka dhacay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee M/ Muqdisho, wuxuuna Ra’iisul wasaaraha ka qeyb qaadan doonaa gurmadka loo fidinayo dadka ay waxyeeladu soo gaartay.

Khayre ayaa la filayey inuu Dhuusamareeb u tago dhameystirka dhismaha Galmudug oo haatan maraya meel gabo-gaba ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this