Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Xildhibaanada golaha shacabka oo meel-mariyey sharciga doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa goor dhow meel-mariyey sharcigii doorashooyinka qaranka heer federal, ee dhowaanahan ay ka doodayeen.

Sida aan xogta ku helnay, ka hor inta aan la meel-marin sharciga, ayaa waxaa saxitaan lagu sameeyay labo qodob oo ka hadlayay mudo kordhin loo sameeyo barlamaanka iyo arrimaha Somaliland.

Sharciga ayaa waxaa u codeysay 171 xildhibaan.

Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this