Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka Oo Wefti Culus U Soo Diray Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay  wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this